SE01EP09 Carruur Cag Weyn 2
Waa sidee xaaladda qoysaska Soomaalida ah ee deggan Sweden? Waxa aan kala sheekaystay Khadra iyo Hana.
Support the showExplore " ismaaciil ubax" with insightful episodes like "SE01EP09 Carruur Cag Weyn 2", "SE01EP07 Sh. Dalmar & Qiimaha Nolosha", "SE01EP06 Abwaan Qalinle & Mushkiladaha Haasaawaha", "SE01EP05 Koboca Maandooriyaha" and "SE01EP04 Jigjiga & Jeel Ogaadeen" from podcasts like ""Codka Ubax", "Codka Ubax", "Codka Ubax", "Codka Ubax" and "Codka Ubax"" and more!
Waa sidee xaaladda qoysaska Soomaalida ah ee deggan Sweden? Waxa aan kala sheekaystay Khadra iyo Hana.
Support the showNolosha maxaa qiime u yeela, farxadda se miyaa loo shaqaystaa?
Support the showAbwaan Cabdiqaadir Qalinle waa saaxiib ka maansooda jacaylka iyo hawlihiisa. Maanta, Qalinle waxa uu ka faalloonayaa mushkiladaha haasaawaha.
Support the showBulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka daroogooyinka kala duwan. Waa maxay sababtu, maxaa se la gudboon hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka ahba, se maxaa waalidka looga baahan yahay?
Support the showHamse waxa uu ka mid ahaa maxaabiistii ku xidhnayd jeelka caanka ah ee Jeel Ogaadeen loo yaqaanno, kuna yaalla magaalada Jijiga.
Support the showWaa maxay sababta loo la yaabo marka la arko lammaane isku faraxsan, miyaanay ahayn in lala yaabo labada kale. Raggu ma cadow baa, se dumarku ma carruur cag weyn baa?
Support the showStay up to date
For any inquiries, please email us at hello@podcastworld.io